Xildhibaanada iska casilaya Madasha Xisbiyada Qaran oo sii kordhay (Sababta oo la ogaaday)

Waxaa sii kordhaya xubnaha ka tirsan labada aqal ee baarlamanka Somalia ee iska casilaya xubinimada xisbiyada UPD iyo Himilo qaran oo hogaamiyaan madaxdii hore ee dalka, kuwaasoo ka mid ah axsaabta ku bahoobay madasha xisbiyada Qaran ee mucaaradka ku ah DF. Xubno hor leh oo ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan … Continue reading Xildhibaanada iska casilaya Madasha Xisbiyada Qaran oo sii kordhay (Sababta oo la ogaaday)